50 QODOB OO AAD KU NOQON KARTO QOF FARXAD BADAN INSHA ALLAH ....................................................
Walaalahayga muslimka ahow akhriso wey ku anficici doontaa..
1 - Ku kalsoonow Naftaada
2- iska Ilaali furaha guul-darada oo ah inaad hawlaha dib u dhigato ama aad tidhaa hadhow ayaan qaban doonaa.
3- iska Ilaali marka aad go’aan qaadaneyso inaad dhiiranweydo.
4- Ha ku lumin wakhtigaaga adoo doonaaya inaad waxyaabo badan takhasus u yeelato,taasi waxay kaa dhigeysaa qof aan weli dhadhamin midhihii Guusha.
5- bixi sadaqada haba yaraatee,waxay farxad gelisaa qalbiga,waxaanay kaxeysaa murugada,waxaanay kordhisaa risqiga
6- ku dayo Nebi Maxamed(NNKHA),isaagaa ah hogaamiyihii guusha iyo farxadda
7aad- booqo xarumaha caafimaadaka iyo jeelasha,,si aad u dareento nimcada caafimaadaka iyo xoriyada.
8- iska Ilaali inaad dhibaatada xajmigeeda ka weyneyso.
9- isku day inaad cudur daar ka raadiso qofka ku xumeeyay,iskana Ilaali aargoosiga.
10- iska Ilaali inaad cadawgaaga tusto cadhadaada,waayo waa inta ay doonayaan inay tashuush kugu furan.
KALA SOCO QODOBADA HARAY IKOS INSHA ALLAH.
IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS.

No comments:
Post a Comment