WAXBARASHADA WAA U MUHIIM QOF WALBA...........
Si aad wax ugu qabato nolashaada iyo mida dadka kale ku dhiira kali naftaada iyo ehelkaaga in eey wax bartaan, sababtoo ah waxbarashada waa waddada kaliya ee guusha hadii aad kaashato Diinteena islaamka iyo dhaqankeena suuban insha allah,waa fariin eey ugu tala kashay Bahda IKOS bulshada soomaaliyeed MAHADANIDIIN....
IMPROVING KNOWLEDGE OF THE STUDENTS IKOS
This comment has been removed by the author.
ReplyDelete